Dib U Milicso Alle Haw Naxariistee Maayir Cawl Cilmi Cabdala Iyo Sida Uu Ula Xisaabtami Jiray Shaqaalaha Dawalada Hoose Hargeisa.

Hargeisa(GNN):-Alle Haw Naxariistee Maayir Cawl Cilmi Cabdala Oo Dhawaan lagu aasay magaalada hargeisa ayaa kamid ahaa Madaxdii Soomartay Dawlada Hoose Caasimada hargeisa Shaqsiyaadkii ugu mudnaa ee la majiirtay Hab maamulka iyo Qaabkii uu uga Shaqeeyey caasimada wakhtigaasi.Kuwani Waxay kamid yihiin Kalmado Mar uu la hadlayey Qaar Kamida Joomitirada iyo Shaqaalaha Dawlada Hoose Wakhtigaasi uu maayirka Caasimada ahaa.

“Fille iyo baloodh ayaa la wada daba cararayaa”

“Haduu ninku caruurtiisa saqajaanimo iyo xaraan ku koriyo isagaa ka sheekayn…”

“Cashuurta Islaamaha laga soo ururiyo lix boqol oo qof halkan dawlada hoose ku qaadan maayaan, waana xaaraan..”

“Ictiraaf.. Ictiraaf ayaynu iska leenahay maantana ma jiro Dhul safaarad laga dhiso hadii la ina Ictiraafo..”

Halkan Ka Daawo Muuqaalkan.