Iran oo weerartay laba US airbase oo Ciraq ah kuna riday Ballistic Missiles

Iran ayaa weerartay laba saldhig diyaaradood oo ciidamada  Maraykanku ku leeyihiin dalka Ciraaq, kaas oo ay sheegeen in ay ugu aarayeen taliyihii dhawaan laga khaarajiyey.

Wasaaradda Difaaca Maraykanka ayaa qirtay inay la duqeeyey labada air base khasaarihii ka dhashayna wali darsayaan, una gudbiyeen Madaxweyne Trump oo dhawaan la hadli doona shacbiga Maraykanka,

Halkan ka eeg warkoo faahfaahsan