Jaalliyadda Dacar iyo Gabiley ee deggen dalka Holland oo Tacsi tiiranyo leh u diraysa Reer Abusite

إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ

inna lillahi wa inna ilaihi raji’un

Annagoo kala ah:

1.Cali Maxamed Xaruuri

2.Caydiid Muxumed Cabdi

3.Rashiid Jaamac Hayaan

4.Khaliif Ibraahim Cali

5.Keyse Xasan Gaboobe

6.Ridwaan Negeeye

7.Mustafe Negeeye

8.Cabdiraxmaan Aaddan Iimaan

9.Hodon Yoonis

10.Nimco Yuusuf Jaamac

11.Ammaal Cali Aadan

12.ifraaxa Axmed Dhagaweyne

13.Kaltuun Cabdillaahi

14.Faisa Salim

iyo dhammaan Jaalliyadda Dacarta iyo Gebiley ee Deggen Dalka Holland

waxaannu tacsi tiiranyo leh u diraynaa Reer Cabdillaahi Abusite, geeridii naxdinta lahayd ee ku timid

A.H.U. Marxmuum Xaji Axmed Xaaji Cabdillaahi Abusite oo xalay ku geeriyooday Magaalada Hargeysa.

Waxaan  Marxuumka ilaahay uga baryeynaa inuu Jannaddii Fardowsa ka waraabiyo,

reer Cabdillaah Abusite, Qoyskii, Qaraabadii iyo Asxaabtii uu ka baxay a samir iyo iimaan ka siiyo.

Aamiin Aamiin Aamiin