Maxay Ka Wada Hadleen Safiirka Somaliya Ee UK Iyo Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Somaliland

Safiirka Dowlada Ingiriiska u qaabilsan Somalia iyo Somaliland, Ambassador Ben Fender ayaa kulan la qaatay Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland , Garyaqaan Aadan Xaaji Cali kulankan ayay labada dhinac kaga wada hadleen

  1. Sii xoojinta xidhiidhka u dhexeeya Hay’addaha Garsoorka iyo UK
  2. Sii wadida iyo kordhinta taageerada ay u fidayaan Hay’addaha Garsoorka iyo Hay’dda kale ee ay wadashaqaynta leeyihiin.
  3. Is xog waraysi guud ku saabsan xaalada guud ee dalka gaar ahaan arimaha Garsoorka dalka
    Safiirka ayaa Maalmihi ugu dambeeyay la kulmayay Mas’uuliyiin ka Tirsan Xukuumadda iyado warar xogagaali shegeen inu kala hadlay qisaasti Xukuumadda Somaliland Fulisay dhawaan