War Deg-Dega-“Madaxweynuhu Waxaa uu Caayey Hooyaday, Dagaalna uu Iigu Qaaday Xafiikiisa” Eng Faysal Cali Waraabe.

Hargeisa(GNN):-Eng Faysal Cali waraabe oo maanta laga Waraystay arrimaha doorashooyinka ayaa arrimo badan ka hadlay Waxaanu Sheegay inu madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi cabdi uu kula Kacay Xafiiskiisa dhexdiisa Cay iyo dagaal kadib markii ay isku maandhaafeen Muranka xadhigii Xoghayaha Arrimaha gudaha Xisbiga Ucid Siyaasi ramaax.

 

Halkan Ka Dhegayso Warkan.