28 Shaqaale Ah Oo Ka Tirsan Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka Somaliland Ayaa Maanta Loo Soo Xidhay Tababar Socoday 14 Cisho.

Hargeisa(GNN):-Ku Xigeenka Hantidhawraha Guud ee Qaranka Somaliland Mudane Sacad Cabdi Cabdilaahi Riiraash Ayaa Maanta Tababar usoo Xidhay Shaqaale Kala Duwan Oo Mudo 14 maalmood ah Lagu Tababarayey Nidaamka Baadhisaha Casriga iyo Qaababka Loo baadho Xisaaabaadka Maaliyada iyadoo Tababaradani ay Dabasocodaan Kuwo ka Horeeyey oo ay Hore usoo Qaaateen Shaqaalahani culuuntooda.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.