Deg Deg :” Cisbitaalkii Guud Ee Magaalada Burco Oo Dab Xoogan Ka Qarxay Iyo Xaaladii Ugu Danbaysay Ee Dabka Oo Sii Huraya + 《SAWIRO》

Burco(GNN):-Cisbitaalka Guud ee Magaalada Burco ayaa Waxa Qayb kamida Qabsaday Dab aad u Xooggan
 Ciidamada Dabdamiska oo ay Caawinayaan Dadwaynaha Magaaladu ayaa la Tacaalaya Bakhtiinta Dabkaasi.
Lama Oga Weli Khasaaraha Ka Dhashay Dabkan Maadama Weli Lala Tacaalayo Dabkan Sidoo Kalena War Rasmiya Weli Lagama Hayo Sababta Dabka Ka Dhalisay Cisbitaalka
La Soco Wixiii Warar ah ee Kasoo Kordha.