Shirkada Dahabshiil Group Oo Maanta Qabatay Tartanka Orodka “Somaliland Maaratoon Dahabshiil” Oo Ay Ka Qaybgaleen Dad Ajaanib ahi.

Hargeisa(GNN):-Shirkada Dahabshiil Group Oo Door muuqda Ka Qaadata Dhiirigalinta Dhalinyarda ayaa Maanta Daahfuray Tartanka Orodka Somaliland Maaratoon Dahabshiil group, Waxaana Tartankan oo ay Iska Kaashadeen Shirkada Dahabshiil Group iyo Wasaarada Ciyaaraha Somaliland ayaa Waxa Ka Qayb galayey orodyahano kala Duwan oo ka Socoda Caalamka iyo iyo tartamayaan Muwaadiniin ah Iyadoo Sidoo kale ay Tartankan qayb ka ahaayeen 70 Haween ah oo ka qayb qaadanayey orodkan.

Waxaana Wasiirada Wasaaradaha Arrimaha Gudaha Somaliland iyo Wasiirka Wasaarada Ciyaaraha Somaliland ku Amaaneen Shirkada Dahabshiil Group Doorka ay ka qaadato Dhiirigalinta iyo Ka warhaynta Dhalinyarada Somaliland.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan Oo Faahfaahsan.

https://youtu.be/7BUvwvtxADE