“Waanu Xidhxidhi Doonaa Dadka Fadhiya Meelaha Marfashyada Lagu Qayilayo” Wasiir Maxamed Kaahin Hanjaad Diray.

Hargeisa(GNN):-Wasiir Maxamed Kaahin Oo Amar Ku Bixiyey In La Xidhxidho Marfashyada Qaadka iyo Dadka Fadhfadhiyaba.