Ku dhawaad 1.5 malyan oo qof uu ku dhacay Coronavirus

Guud ahaan dunida, wuxuu cudurka Corona ku dhacay ku dhawaad 1.5 malyan oo qof.

Halkan waxaa idiin kuugu soo gudbineynaa dalalka ugu badan ee xaqiijiyay kiisaska Coronavirus.

Mareykanka wuxuu ku dhacay 432,132 qof

Spain 148,220 kiisas

Talyaaniga 139,422 kiisas

Jarmalka 113,296 kiisas

Faransiiska 83,080 kiisas

Shiinaha 82, 867 kiisas

Iiran 64,586

UK 61,474

Turkiga 38,226

Belgium 23,403

Halka ku dhawaad 330,000 qof oo ku dhacay cudurka ay ka badbaadeen, halka in ka badan 88,500 qof ay u dhinteen Covid-19.