Wasaarada Isgaadhsiinta iyo Technologyada Somaliland Oo Soosaartay Barnaamij Wacyigalin Muhiima.

Hargeisa(GNN):-Halkan Ka Daawo Barnaamij Wacyigalin ah oo Wasaarada isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyada Somaliland soosaartay oo Waxbadan ka taraya Faafida xanuunka Covid 19 iyo Doorka Isgaadhsiinta Tiknoolajiyadu ka qaadan karto shaqo fudeydintii Shaqada Qaranka iyo bulshadaba.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Barnaamijkan.