Deg Deg Daawo :- Gudoomiye Baashe Oo Eedaymo Culus U Jeediyay Faysal Cali Waraabe.

Hargeysa(GNN)Guddoomiyaha golaha Wakiillada Somaliland Baashe Maxamed Faarax, ayaa sheegay in isaga iyo Faysal Cali Waraabe, isku hayaan Dhaqaalihii xisbiyadu qaadan jireen oo Golaha wakiilladu ka yareeyeen.

Baashe, ayaa xusay in miisaaniyadda danbe xisbiyadu ku qaadaan doonaan Cabbirka codadkii ay ka heleen Doorashadii madaxtinimo.

Guddoomiyaha golaha Wakiillada ayaa sheegay in ay go’aansadeen in aan guddoomiye Faysal, mar danbe isu soo sharraxayn doorashada madaxtooyada taas oo macnaheedu yahay in ay soo saarayaan xeer cusub oo ka mumnuucaya.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

GABILEY.NET