Deg Deg Muwaadin Shinida Dhaqda Ayaa Boqolaal Oo Reer Gabiley Ah Shaqo Abuur U Sameeyay

Gabiley(GNN)Xasan Muxumed Abdilahi Oo K7 Nool Magaalada Gabiley Ayaa Sameeyay Mashruuc Shaqo Oo Ay Shaqo Abuur Ka Heleen Boqolaal Qof.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEY.NET