Fariin ku Socota Dhammaanba Umada Muslimka ah-Walaal ka Qayb Qaado Caawinta Masaakiinta Xanuunka Dhimirku Ku Dhacay.

Fariin ku Socota Dhammaanba Umada Muslimka ah-Walaal ka Qayb Qaado Caawinta Masaakiinta Xanuunka Dhimirku Ku Dhacay.

ururka Mutadawiciinta ah ee Somaliland Mental Health oo isu xilqaamay u gargaarida Walaalaha Muslimiinta ah ee Xanuunka Dhimirka qaba ee ku hoos xidhan guryaha iyo dhakhaatiirta ayaa Kaa codsanaya inaad kala qayb qaadato kaalmada dadkaa masaakiinta ah.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Fariintan Ka Socota Ururka.