Shirkada Dahabshiil Group Oo Maanta Ku Wareejisay Gudida Dawlada Xanuunka Covid 19 Lacag Dhan 800,000 kun oo Dollar.

Hargeisa(GNN):-Shirkada Dahabshiil group oo kamida Shirkadaha waddaniga ah ee somaliland ayaa Wakhtigan lagu gudo jiro xaalada xanuunka corona virus waxaa ay maanta ku wareejisay gudida xukuumada somaliland u magacowday ka shaqeynta xanuunka corona virus dhaqaale lacageed oo gaadha sideed boqol oo kun oo dollar (800,000$).

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan Oo Dhamaystiran.

https://youtu.be/bfd_K1UzZH8