War Deg-Dega-Wasaarada Diinta iyo Awqaafta Somaliland Oo Hadda Dib u Shaacisay In Maalinta Barrito ah La Ciidayo.

Hargeisa(GNN):-Wasaarada Diinta iyo Awqaafta Somaliland Ayaa hadda Shaacisay in Maalinta Barrito ah oo Sabtiya La Ciidayo Ciidal fidrida bisha ramadaan.

https://www.facebook.com/wasaaradadiintajsl/videos/840033936405881/