Yaa Caawinaya-Hooyo Danyar ah oo Ilmihii Ay Dhashay Xanuunka Baaralaayska ku Dhacay Oo Muslimiinta Codsi u Dirtay.

Walaal Dar ilahay u Caawi Hooyo Saynab Maxamed Cumar oo ah oo Hooyo Danyar ah oo duruufaha nololeed ugu darsameen Caafimaadka ilmihii ay dhashay oo la ildaran xanuunka baaralaayska. Kala Xidhiidh Walaal Telefoonka hooyo Saynab.00252-634727049.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Hooyadan.