Badhasaabka Gobolka Maroodi Jeex Ayaa Sheegay In Ay Gacan Bir Ah Ku Qabanayaan Dhalinyarada Habeenka Abni Darada Ka Wada Hargeysa

Hargeysa(GNN)gudoomiyaha Gobolka Maroodijeex Ayaa Sheegay In Sharciga Lala Tiigsan Doono Dhalinyaro Uu Sheegay In Ay Xiliyada Habeenkii Ay Qalalaase Iyo Abni Daro Ka Wadaan Magaalada Hargeysa.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

GABILEY.NET