Daawo Degmada Arabsiyo Oo Yeelatay Kawaan Cusub Iyo Buufin Lagu Sameeyay Sariimada

Arabsiyo(GNN)Degmada Arabsiyo Ee Gobolka Gabiley Ayaa La Hawlgaliyay Kawaanka Cusub Oo Loo Isticmaalayao Gawraca Xoolaha Iyadoo Laga Guuray Kawaankii Hore Oo Wakhtigan Isticmaaliiisu Aanu Munaasib Aheyn Sido Kale Dawlada Hoose Ee Degmada Arabsiyo Ayaa Ayaa Maanta Buufisay Sariimada Magaalada Si Looga Hortago Xanuunada Ka Dhasha Nadaafado Liidata Iyo Sidii Looga Gaashaman Lahaa Caabuqa Covid19.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEY.NET