Deg Deg Daawo :-Wajaale Oo Si Weyn looga Taageeray Talyaha Guud Ee Ciidamada Booliska Iyo Talyaha Saldhiga Degmada Wajaale

Wajaale(GNN)Munaasibada Ay Xalay Si Wada Jira Wajaale Ugu Qabteen Ururada Dhalinyarada Iyo Qeybaha Bulshada Ayaa Taageero Laxaadleh loogu Muujiyay Talyaha Guud Ee Ciidamada Booliska Maxamed Aadan Saqadhi Iyo Talyaha Saldhiga Wajaale Nimcaan Maxamed Jaamac.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEY.NET