Deg Deg Samafale Cabdi Maalik Muuse Coldoon Ayaa Dib U Helay Xoriyadiisii

Waxa Saaka Xoriyadiisii Dib U Helay Wariye Samafale Cabdi Maalik Muuse Coldoon Oo Mudo Sanad Iyo Dheerada Ku Xidhnaa Xabsiga Hargeyaa.

Sii Deynta Samafale Cabdi Maalik Muuse Coldoon Ayaa Timid Kadib Markii Ay Soo Baxayeen Baaqyo Isku Xigxigay Oo Somaliland Lagaga Dalbanayo In La Cafiyo Coldoon.

Coldoon Ayaa Lagu Sii Daayay Cafis Madaxweyne.