Ehelada Macalin Maamulka Dugsiyada Nuuradiin Gacan Ka Hadal Dhexmaray Oo Dhankooda Sheegay In Xaqiisa La Duudsiyayo.

Hargeisa(GNN):-Kadib markii maalintii shalay ay Garyaqaanka Dugsiyada Nuuradiin iyo Dadkii ku sugnaa masaajidka gacan ka hadalku ka dhacay warbaahinta la hadleen sheegeena sidii wax u dhaceen, ayaa maanta waxaa iyaguna dhankooda  warbaahinta la hadlay Ehelada Macalin C,raxmaan sheegayna inaan xaqiisa la duudsiyin, waxaana garyaqaan u hadlay macalinku sheegay in si ka baxsan sharciga uu ula dhaqmay taliyihii haystay Saldhiga uu ku xidhnaa macalinkani.

Halkan Hoose Ka Daawo Muqaalka Warkan.