Wasaarada Isgaadhsiinta Iyo Tiknoolajiyada Jsl Oo Door Laxaad Leh Ka Qaadatay Hirgalinta In Qaab Online Ah Dawladu U Shaqeyso Wakhtiga Covid 19.

Hargeisa(GNN):-Wasaarada Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyada jamhuuriyada Somaliland ayaa door laxaad leh ka qaadanaysa sidii xafiisyada Laamaha dawladu ugu shaqeyn lahaayeen qaabk online ah wakhtiga lagu gudo jiro xaalada xanuunka corona virus.

Nuxurka Muuqaal Kooban oo hawl-wadeenada Wasaarada Isgaadhsiinta jsl kagaga Waramayaa Doorka Waxqabad ee wasaaradu iska xilsaartay wakhtigan lagu gudo jiro Xanuunka Saameynta badan ee safmarka corona virus, sidii hawlaha Qaranku aaney hakad u gali lahayn, taas oo qaab Virtual ah ay shaqada usii wadayaan.

Halkan Hoose Ka Daawo Fariinta Wasaarada ee La Xidhiidha Arrintaasi.