Wasiirka Arimaha Gudaha Dalka Jabuuti Oo Fariin Adag u Diray Dadka Mudaharaadaya.

Djabouti(GNN):-Wasiirka arrimaha Gudaha Dalka jabuuti oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa si adag waxaa uu ula hadlay shacabka mudaharaadada sameynaya, isagoo sheegay in aan loo dul qaadan karin dad isku soo baxa.

Halkan Hoose Ka Dawwo Muuqaalka.