Wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland Oo Si Waafiya u Bayaamiyey Mawqifka Somaliland Ay Ka Taagan Tahay Qodobada Shirka ee Lagu Heshiiyey.

Djabouti(GNN):-Wasiirka Arrimaha Dibeda & Iskaashiga Caalamiga ah ee jamhuuriyada Somaliland Mudane Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir “Faratoon” Oo Caawa Khudbad Muhiima Ka Jeediyey Madashii Shirka Somaliland iyo Somalia Ku Kala Saxeexdeen Qodobada Hordhaca ah ayaa Si Waafiya u Bayaamiyey in Dhankooda Ka Dawlada Somaliland ahaan ay Marwalba diyaar u yihiin Sidii ay U hirgali lahaayeen qodobada Shirkan lagu Heshiiyey iyo Somalia ay ka rabaan inay ka dhabeeyaan Heshiisyadii hore ay u fulinwaayeen kuwaas oo laf dhabar u noqon doona Waddahadalo Midho dhal yeesha.

Halkan Hoose Ka Daawo Khudbada Wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland.

https://youtu.be/HPb0RlCejss