Deg deg Roobab Mahiigaana Ayaa Magaalada Gabiley Guryo Iyo Meherado Burburiyay

Gabiley(GNN)Roobab Mahiigaana Oo Ka Da.ay Maanta Galabtii Magaalada Gabiley Ayaa Guryo Iyo Meherado Soo Gaadhsiiyay Khasaare Duunyo Ma Jiro Wax Khasaare Nafeed Ah Oo Roobabkani Sababeen.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEY.NET