DHAGAYSO Xulka Heesaha Maxamed Mooge Liibaan (AUN)

Naxariisti Jano Eebe ha ka waraabiyee Maxamed Mooge Liibaan محمد الموجي لبنان
wuxuu ahaa fanaan, kabanyahan, Heesa, halabuur, laxanmiiste, abwaan, muusigyahan iyo siyaasi u dhaqdhaqaaqa arimaha bulshada Soomaalida.

Fannaan Maxamed Mooge iyo walaalkiis Axmed Mooge Liibaan waxay ka mid ahaayeen hobollada ugu caansan ee heesaha fanka Soomaalida

In kastoo Maxamed Mooge iyo walaalkii Axmed ay sameeyeen iyo ku luuqeeyeen heeso badan oo dhinacyo badan taabanaya waxaa ugu caansanaa kuwan hoos ku xusan:

Aamiinta kula idhi
Allahayow
Adduunyoow
Adigiyo jacaylkana
Baxsanow Hadraawow
Ciilka Dadweynaha
Dadka hayska weyneyn
Dalxiis
Dhayyal looma heesee
Dhulkii hooyo
Doonidii Jacaylka
Galbis
Guga
Habluhu kala wanaagsan
Hami Iyo Jacayl
Haween U Samir
Idil
Ifka
Jirab
La Jiifiyaana
Maxaa Iga Galay Nin Geelbadan
Maxamed
Mudantii haweenkaa
Nabsiga Hiisha
Nafta Ku Ogolaatay
Oogada Jirkeygiyo
Saxarla
Saylaha
Shacbaan
Waa Oday Kasheekee
Walaac
Waayeel Dadow
Xeebtaa Jabuuti
Xilo Jano
sabab kale ha moodine