Laba Siyaasi Oo Madal ay khudbado Ka Jeedinayeen Isku Weeraray.

Hargeisa(GNN):-Xoghayaha Xisbiga Waddani khadar Xuseen Cabdi iyo Wasiirkii Hore Cadaalada Xukuumadii Madaxweyne siilaanyo Axmed Faarax Cadare ayaa isku weeraray Madal ay khudbado ka jeedinayeen oo Lagu soo casuumay.

Halkan Hoose Ka Daawo Khudbadaha Labadan Siyaasi.