Kooxaha Kubada Cagta Ee Gobolka Gabiley Ayaa Loo Qeybiyay Agabkii Ay Ku Tartami Lahaayeen.

Gabiley(GNN)Kooxaha Kubada Cagta Ee Ka Qeybgalaya Tartanka La Wada Sugayo Ayaa Gabiley Loogu Qeybiyay Agabkii Ay Ku Tartami Lahaayeen.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEY.NET