Bur-Dundumo Dhulkii Waw Dhurtaa Wuxuu Ka Dheeryayba

Ninka la yidhaa (( barkhad jaamac batuun ))waxan leeyahay wax kasta baro meel kasta  aadh haduu khuluqu kaa xunyahay waxaagu u waa bar kuma taal waxaad tahay burdundumo aan ugu magac bixiyey qoraalkan waxad maanta media ka akhriyeysay waxa ku jirey kulmiye wuxu wax u qaban waayey dumarka iyo dadka laga tirada badanyahay yaa laga tiro badanyahay? yaa isu tiriyey reeraha somaliland ? siday u kala badan-yihiin ? cid isu tirisay majirto laba qof o muwadin ah baynu nahay waxa ka maqan ba iga maqan dadku waxay iskood u qabsadaan taasi wa dadaalkooda

Shacabka reer somaliland waa simanyihiin cid- cid wax dheeri ma jirto xaga alle way ka simanyihiin xaga sharcigana way ka simanyihiin waa ayo cida sharci gooniya lagu dhaqaa o iyaga mid gaara loo asteeyey Barkhadaw dhulka waanu u dhimanay hadaanay lexejeclo ka hayn intaanu u jeclayn baanu ku waynay waxa shilin iyo mansab naga so galay midna majirto kamana rabno waxaanu100% ku iimaan qabnaa nolosha umadayada xoriyada dhulka taala eed ugu horeyso kuwa ka faa’iiday ee bilaash wax ku bartay ku dhalay ku dhaqmay baad tahay.

Way na damqaysaa af-xumada maalin walba media la taagantahay eed cadawga somaaliland dhegaha ugu sifaynayso xishood la’aanta ka muuqataa waxay cadayn u tahay inaad tahay cayaab (( dad cay ))aan ishta la barin.\

Ninba laga hayey awalba anoo dhutinayay waylina igu joogsatay nasiib daro awalba adoo afxumada u dhashay ayey qolona wadhaf dheereeya ku saartay gef-feb badanba lagu tirsanayaa oonad xaq ugu lahayn dadka Aad wax kaga sheegeyso ee xisaabta ku darsa.

Waxa ka muuqata, xasad, cuqdad, kalsooni la’aan dhinac walba ah laba sanadood o reer cay ah ayaad maraysaa ((shimbir duulid badaneey hadaad degi aqoon weydo maruunbaad libaax labadi daan dalaq tidhaahdaye ))
Xukumadi siranyo halkii wadanka looga talinayey baa laga shaqalaysiiyey waad ka soo booday waxaad tidhi waa xurmo daran ! macalinkaagi baad been ka sheegtay inaad tahay ((abaal laawe xaar-walwaal ah ))o wanaaga xumaan u arka udgoonkana qadhmuun u uro afcaashaday ka muuqataa barkhadaw reerka Aad ka dhalatay reeraha Somaliland ee sharafta leh ayey ka midyihiin waliba wax badan oon cidina aqoon iyaga ilaahay hibo u siiyey

Af-xumadaadu maaha mucaaridnimo waxa ka muuqda nacayb fog ood wadanka sumcadisa ku dilayso cadawgiisana ugu sacaba tumayso waxaad tidhi 3sanadood kulmiye 3wax uunbuu qabtay adiga wax la qabtay ma arkaysid qalbiga xasadku ka buuxo ayaa kaa indho tiray cidi wax kaa waydiinmayso kaals taagan mayso waxan ku leeyahay taladi Faysal qaado kulmiye dadkuu kasbaday ((for the coming 15 yrs ))

(Al-kilaabu tanbax wal- qaafilatul tasiir )

Daljir

Ibrahim Adam cilmi galaan
(Qumaash)