Musharax Maxamed Dhigane Oo Si weyn Loogu Soo Dhaweeyay Deegaanada Qorilugud Iyo Coodanle.

Burco(GNN):-Musharax Maxamed Dhigane Oo Si weyn Loogu Soo Dhaweeyay Deegaanada Qorilugud Iyo Coodanle.

Musharaxa oo kamida aqoonyahanka u taagan doorashada golaha wakiilada xildhibaanada ee ka sharaxan gobolka togdheer ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey degaano ka tirsan gobolka togdheer, isagoo bulshada deegaanadaasi gudoonsiiyey agabka ciyaaraha iyo koob ciyaareed si dhalinyartu u horumariyaan isboortiska.