Wasaaradda Isgaadhsiinta Jamhuuriyada Somaliland Oo Bandhigay Waxqabadka Sannadkii Dhammaday ee 2020, Ka Wasaarad Ahaan u Hirgalay.

Wasaarada Isgaadhsiinta jamhuuriyada Somaliland Ayaa Sannadkan Dhammaday Soo Bandhigay Dhammaanba Waxqabadkii u hirgalay ee ka wasaarad ahaan ay hirgaliyeen.