Muxuu Salka Ku hayaa Khilaafka u Dhexeeya Somaliland iyo Qaramada Midoobay, Maxayse ku Waayi karaan Labada dhinacba.

Hargeisa(GNN):-Wax badan ka ogow halka uu ku qotoma khilaafka soo kala dhexgalay somaliland iyo hay’adaha Qaramada Midoobay kadib Markii xukuumadu bishii tobnaad ee sannadkii ina soo dhaafay ay gabi ahaan ka joojisay inay ka hawlgalaan somaliland.

Halkan Hoose ka Daawo Xogo La xidhiidha arrimahaasi.