Halkan Ka Daawo- Khudbad Sannadeedkii Madaxweynaha Somaliland Maanta ka horjeediyey Golaha Baarlamaaka iyo Arrimaha Uu Ka Hadlay.

Hargeisa(GNN):- Nuxurka Khudbada Madaxweynaha jamhuuriyada somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi oo aad u dheerday ayaa uu kagaga haddlay arrimo badan, waxaa qodobada ugu muhiimsan ee madaxweynuhu diirada ku saaray khudbad kamid ahaa, Siyaasada arrimaha dibeda somaliland, xaalada guud ee dalka, arrimaha somalia, Musuqmaasuqa iyo sida ay xukuumadiisa uga go’an tahay la dagaalankiisu, qodobadaasi iyo kuwo kale oo Muhiima ayuu ka hadlay.