Madaxweynaha Somaliland Oo Soo Bandhigay Tirada Xafiiska Hantidhawrka Qaranku u Xidheen Musuqmaasuq iyo Xaddiga Lacag Lasoo Celiyey.

Hargeisa(GNN):-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Muuse Biixi cabdi oo Maanta khudbad dhinacyo badna taabanaysa ka hor jeediyey golaha baarlamaanka Somaliland ayaa Ka warmay shaqada uu xafiiska hantidhawrka qaranka somaliland dadaalka ugu jiro, tirada Masuuliyiin kala duwan ee loo  xidhxidhay arrimo musuqmaasuq, iyo xaddiga lacagta la dhacay ee dib qaranka loogu soo celiyey.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka.