Category Archives: Articles

Horjoogaha Maamulka puthland Oo Diiday In Uu La Kulmo Madax-dhaqameed Iyo Ganacsato Reer Somaliland Oo Ku Sugan Garoowe.

Garoowe(GNN)-Madaxweynaha maamul gobolleedka Puntland ayaa waxa la sheegay in uu diiday in la kulmo madaxdhaqameed iyo ganacsato reer Somaliland ah oo Maalmihii u dambeeyay ku sugnaa magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland. Waxgaradkan reer Somaliland oo aan ujeedada safarkooda war rasmi ah laga haynin, ayaa la sheegay inay Garowe u tageen sidii dagaalkii Tuko-raq ka…

Read more

Maamulka Jubland Oo Taliye Federaalku Soo Magacabay Ka Celisay Garoonka Diyaaradaha.

Madaxweyne ku xigeenka koowaad ee Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan oo maanta shir jaraa’id ku qabtay garoonka magaalada Kismaayo ayaa sheegay in garoonka ay ka celiyeen wafti uu hoggaaminayo taliye cusub oo loo soo magacaabay ciidamada xerada 43-aad ee federaalka ee qaabilsan gobolada jubbooyinka. Taliyahan cusub ayaa lagu magacaabaa Jeneraal Cali Maxamed Maxamuud (Bogmadow)sida lagu daabacay…

Read more