Category Archives: Articles

Aragti: Trump iyo Soomaaliya – Khaladaadka uu ka aaminsan yahay Soomaaliya

Warqadaha taxanaha ah ee Saxafiyiinta Afrika, waxaan ku qaadaneynaa middan uu qoray Ismaaciil Ceynashe oo eegaya sida Soomaaliya ay bartamaha ugu gashay ololaha doorashada Mareykanka. Madaxweyne Donald Trump ayaa gabadha ka tirsan Congress-ka dalkaas ee asalkeedu Soomaalida yahay wuxuu ka dhigay mid ka mid ah dumarka uu ololaha u adeegsanayo si dib loogu soo doorto…

Read more

Xiisad ka taagan gobolka Oromada

Xiisad ayaa ka taagan gobolka Oromada ee dalka Itoobiya, dadku waxay ka cabsi ka qabaan in rabshado kale ay halkaas ka dhacaan. Adeegga Internetka ayaa weli ka maqan Itoobiya , kaas oo hawada laga saaray markii ay dibadbaxyo rabshado wato ay ka dhaceen halkaas. Dibadbaxyada looga soo horjeeday dilka heesaagii Hachalu Hunddessa waxaa ku dhintay…

Read more

Booliska Masar oo xiray haweeney caan ka ah barta TikTok

Ciidammada ammaanka ee Masar ayaa lagu soo warramayaa inay xabsiga u taxaabeen haweeney da’ yar oo caan ka aheyd barta TikTok. Xadeer Al Hady ayaa lagu eedeeyay in muuqaal anshax xumo ah ay soo gelisay barta TikTok. Haweeneydan ayaa bartaas soo dhigeysay muuqaallo muujinayo iyado oo heeso qaadeyso. Toddobaadyadii lasoo dhaafay Masar waxay xabsiyada dhigtay…

Read more

Dowladda Soomaaliya oo sharaxday $120 milyan oo loogo deeqay

Dowladda Soomaaliya ayaa faah-faahin ka bixisay lacago malaayiin dollar ah oo baanka adduunka toddobaadkii lasoo dhaafay sheegay inuu Soomaaliya ugu deeqay. Wasiirka beeraha ee Soomaaliya Saciid Xuseen Ciid oo u warramay Idaacadda VOA ayaa sheegay in 120 milion oo dollar ah uu Baanka Adduunka ugu deeqay Soomaaliya taas oo lagu fulinayo mashaariic wax looga qabanayo,…

Read more