Category Archives: Articles

Cabdirashiid M. Qalinle Oo Lafilayo In Uu Ku Dhawaaqo Murashax Utaagan Doorashada Golaha Wakiilada Ee Maroodi Jeex/Gabiley.

Hargeisa(GNN):-Farshaxan Cabdirashiid Muxumed Qalinle(Cabdirashiid Arts) oo kamid Shakhsiyaad Hibooyjnka Gaar ah Alle ku manaystay  islamarkaana ah dhalinyarada dhexe ee  reer somaliland kana mid ah  aqoonyahan gobolka gabiley ayaa la filayaa in uu dhawaan shaaciyo murashaxnimadiisa xildhibaanada golaha wakiilada somaliland ee doorashadan soo socoto. wararka laga helayo  murashaxnimada Cabdirashiid muxumed qalinle ayaa sheegaya  in uu dhawaan…

Read more

Madaxweyne Deni oo sharci-darro ku tilmaamay xil ka qaadista Kheyre

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay ka hadlay xil ka qaadistii uu Golaha Shacabka Soomaaliya ku sameeyey ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre, taasi oo uu ku tilmaamay sharci-darro. Deni, oo hadlay isaga oo ku sugan magaalada Gaalkacyo, ayaa sheegay in xil ka qaadista ay aheyd mid qorsheysneyd oo lagu burburinayay Shirkii Dhuusamareeb iyo shaqadii…

Read more

Xiisadda Mareykanka iyo Shiinaha oo ka dartay kadib tallaabooyin ay qaadeen

Dowladda Mareykanka ayaa amartay in Shiinaha uu xiro qunsuliyadda uu ku leeyahay magaalada Houston, ayada oo Wasaaradda Arrimaha Dibedda Mareykanka ay sheegtay in taas looga gol leeyahay in la ilaaliyo hantida aqooneed iyo xogta gaarka ah Mareykanka. Beijing ayaa iyana dhankeeda ku jawaabtay inay amartay in la xiro qunsuliyadda Mareykanka uu ku leeyahay magaalada Chengdu…

Read more

Jarmalka oo qaaday qaxooti Soomaali ah iyo kuwo lagu dilay dalkaas

Dawladda Jarmalka ayaa toddobaadkan soo qaaday in ka badan 80 qof oo qaxooti ah oo ay ku jiraan dad Soomaali ah, kuwaas oo laga soo qaaday dalka Greece. Jarmalku wuxuu sanadahan dambe noqday dalka ugu badan ee Yurub ee qaxootiga iyo magangalyo doonku ay soo galaan, inkasta oo ay joogaan kumanaan qof oo aan sharci…

Read more

Madaxweyne Cagjar Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wasiirka Warfaafinta Somaliland

Madaxwaynaha Dawlada Deegaanka Somalidda Musafe Maxamuud Cumar Ayaa Xafiiskiisa Madaxtooyada Jigjiga Waxa U Ku Qaabilay Wasiirka Warfaafinta Somaliland Sulayman Yusuf Koore. Wasiirka Warfaafinta Somaliland Ayaa Madaxweynaha Dawlada Deegaanka Somalidda Kala Hadlay Cilaaqaadka Iyo Xiidhiidhka Qotadda Dheer Ee Somaliland Iyo Dawlada Deegaanka Somalidda. Wasiirka Warfaafinta Somaliland Ayaa Dul Istaagay Xidhiidhka Labada Dhinac Ka Dhaxeeya Sida Amniga…

Read more

Xukuumadda Somaliland oo ku Sifaysay Itoobiya dalka ugu Muhiimsan ee Cilaaqaadka ugu Badan ay la wadaagto.

Addisabab(GNN):-Safiir ku xigeenka Safaarada Jamhuuriyadda Somaliland ee dalka Itoobiya, Barkhad Maxamuud Kaariye, ayaa shaaciyey inay Itoobiya tahay dalka ugu muhiimsan ee ay cilaaqaad Ganacsi iyo mid Nabadgelyo la leh Somaliland. Danjire Kaariye wuxuu sidaas ku sheegay waraysi dheer oo uu siiyey Wargeyska Addis Standard oo Wakaaladda Wararka Somaliland ee SOLNA, ay soo koobtay. Safiir ku-xigeenka…

Read more

Somaliland : Xafiisyada Nootaayooyinka oo looga Digay inay sameeyaan Qoraallo lagula kala Wareegayo Hantidda Dowladdu leedahay

Hargeisa(GNN):-Wasaaradda Cadaaladda Somaliland, ayaa ka digtay in xafiisyada Nootaayooyinka sharcigu ay sameeyaan qoraallo iyo dhukumantiyo sharci oo dadka loogu kala wareejinayo hanti dowladdu leedahay, tallaabadaas oo ay wasaaraddu ku sifeysay inay tahay mid sharcidarro ah. Sidaasina waxa lagu sheegay qoraal uu ku saxeexan yahay agaasimaha guud ee wasaaradda cadaaladda Somaliland, oo soo baxay maalintii Khamiistii,…

Read more