London(GNN):-Warbaahinta bussenisweek ayaa tilmaantay in Jamhuuriyadda Somaliland ay doonayso inay ku qanciso ganacsiyada, shirkadasha iyo maalgashadaayaasha dalka Ingiriiska inay ku dhiiradaan inay qayb ka noqdaan iskaashiga u dhexeeya Boqortooyada Ingiriiska iyo Afrika, isla markaana ay ka faa’iidaystaan fursadaha maalgashi ee ka jira Somaliland” Shirka maalgashiga ee Afrika ee UK, oo ay soo qabanqaabisay Waaxda Ganacsiga…
Hargeisa(GNN):-Wefti ka socda Hay’adda Khalifa bin Zayed Al Nahyan Foundation ayaa Jamhuuriyadda Somaliland ka furay xarun lagu sifeeyo kelyaha si ay uga faa’iideystaan in ka badan 30 bukaan ah maalin kasta. “Goobtan oo ay hirgelisay Hay’adda Khalifa bin Zayed Al Nahyan Foundation – ayaa qayb ka ah dadaallada bani’aadamnimo ee Imaaraadku ku taageerayo dadka walaalaha…
Hargeisa(GNN):-Safiirkii Dawladdii Maraykanka u fadhiyey Dalka Soomaaliya Sanadihii u dhaxeeyey 2016 ilaa 2017, Amb. Stephen M. Schwartz, ayaa Dawladdiisa u soo jeediyey inay Qunsuliyad ka furato Somaliland. Amb. Stephen M. Schwartz oo qoraal dheer qoray ayaa waxa kale uu Dawladdiisa u soo jeediyey inay Midowga Afrika kala shaqayso sidii loo dhisi lahaa meeqaamka Somaliland iyo…
Hargeisa(GNN):-Xarunta Qareenada Tawfiiq Law Ayaa Shir jaraaid maanta ay ku qabteen xafiiskooda waxay bulshada usoo bandhigeen arrimo la xidhiidha farogalin dhinaca garsoorka ah oo inta badan dacwadaha laga garnaqayo ku sameeyaan masuuliyiin ka mida xukuumada dhexe. Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan Qareenada.…