Category Archives: Hambalyo & Tacsi

Siddeed Xildhibaan Oo Ka Tirsan Baarlamaanka Ingiriiska Oo Dawladooda Ugu Baaqay Inay U Hawlgasho Ololaha Aqoonsi Raadiska Somaliland

Hargeysa(Gnet)-xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka Ingiriiska ayaa dawladooda UK ugu baaqay inay u hawlgasho sidii ay Somaliland uga mid noqon lahayd beesha caalamka ee ay aqoonsi u heli lahayd. Xildhibaanadan ayaa shalay oo ay ku beegnayd sannad guuradii 58aad ee ka soo wareegtay markii ay Somaliland xorriyada ka qaadatay Ingiriiska, waxa ay qoraal dheer ku…

Read more

Daawo-Wasaarada Waxbarashada Somaliland Oo Soosaartay Barnaamij Lagu Wacyigalinayo Ardayda Galaysa Imtixaanka Shahaadiga ah.

Daawo-Wasaarada Waxbarashada Somaliland Oo Soosaartay Barnaamij Lagu Wacyigalinayo Ardayda Galaysa Imtixaanka Shahaadiga ah.  Barnaamijkan Ayaa Ku Saabsan Mid Ardayda Kala Duwan ee Qaranka Somaliland Lagu Wacyigalinayo Sidii looga Hortagi Lahaa Islamarkaana Ardaydu iskagaga Dayn lahaayeen Qiska iyo Wax Akhris La’aanta Ardayda Inta Badan Aan Sameynin Dadaalka, Iyadoo Wakhti Kooban Uu ka Hadhsan yahay Imtixaanka Shahaadiga…

Read more

Madaxweyne Biixi oo Kulan La Qaatay Guddoomiyeyaasha Maxkamadaha Gobollada Somaliland+Qodobo Xasaasiya Oo Ay Ka Wada-Hadleen.

Hargeisa(GNN):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan la yeeshay madaxda maxkamadaha gobollada dalka oo uu hoggaaminayo guddoomiyaha maxkamadda sare, garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed. Kulankan oo ay goob-joog ka ahaayeen dhammaanba guddoomiyayaasha maxkamadaha gobollada dalka ee heer rafcaan, heer gobol iyo heer degmo, ayaa lagaga wada-hadlay arrimo door ah oo ku saabsan…

Read more

Daawo Khudbadii Madaxweynaha JSL Ka Jeediyay Munaasibada 26 June iyo …

Munaasibad ballaadhan oo lagu xusayo sanad-guurada 58-aad ee kasoo wareegtay 26-kii June 1960-kii oo ku beegan markii ay Somaliland xorriyadeeda ka qaadatay boqortooyadii Ingiriiska, ayaa xalay lagu qabtay xarunta qasriga madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland. Munaasibaddan oo lagu qabtay barxadda qasriga madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa waxa kasoo qayb-galay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, madaxweyne-ku-xigeenka, Mudane…

Read more

Akhri-Jawaab Celinta U Qaabilsanaha Qaramada Midoobay Somaliland iyo Somalia, Dacwadii Uu Ka Gudbiyey Madaxweyne Biixi.

Hargeisa(GNN):-Wakiilka xogyahaha guud ee qaramada midoobay u qaabilsan somaliland iyo soomaaliya Michael Keating ayaa jawaab ka bixiyey warqad dacwad ah oo uu ka gudbiyey madaxweynaha somaliland Md Muuse Biixi Cabdi. Xoghayaha guud wuxuu iga codsaday inaan kaaga soo jawaabo warqadaadii 28 May 2018 ee la xidhiidhay colaadda Tukaraq.Danjire Michael Keating ayaa sheegay in xoghayaha guud…

Read more