Burco(GNN):-Waxaa maanta si rasmiya loo soo gabogabeeyey Bandhiga carwo ganacsiyeedka somaliland oo todobaadkii ugu danbeeyey ka socoday Xarunta Gobolka Togdheer.…
Hargeisa(GNN):-Cusbitaaalka ugu Weyn dhinaca tayada iyo qalabka ee ay ka hawlgalaan dhakhaatiirta cadaanka ee Hargeysa International Hospital ayaa maanta kulan warbaahineed ay ku qabteen magaalada hargeisa waxay waxba kama jiraan ku tilmaameen warar aan sal iyo raadtoona lahayn oo ay bulshada qaar si khaldan uga faafisay. Cabbaas C,raxmaan Oo Ku Hadlay Maamulka Sare Cusbitaalka Hargeisa…
Sagaal xubnood oo ka tirsan xubnaha Aqalka Wakiilada Mareykanka ee Xisbiga Dimoqraadiga ayaa habeenkii xalay ahaa Aqalka Senate-ka u gudbiyey dacwad ka dhan ah madaxweynihii hore ee Maraykanka Donald Trump. Waxaa dacwadan ay Xisbiga Dimoaqraadigu ku sheegeen in Madexweyne Donald Trump uu huriyey qalalaalse lagu weerarey Aqalka Congress-ka ee Capitol Hill-ka loo yaqaan.…
Gado(GNN):-Waxaa soo dhamaaday dagaal in ka badan 24 saacadood ka socday magaalada Beled Xaawo ee gobolka Gedo ee dhacda xadka labada dal ee Soomaaliya iyo Kenya. Dagaalka oo geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac, la iskuna adeegsaday hubka nuucyadiisa kala duwan, ayaa bilowday kadib marki ay Beled Xaawo soo galeen ciidamo ka tirsan kuwa Jubaland oo…
Addisabab(GNN):-Dowladda Itoobiya ayaa markii u horeysay ka hadashay warar maalmihii u dambeeyay qabsaday baraha bulshada, kuwaasi oo ku aadana xaaladda caafimaad ee ra’iisal wasaaraha dalkaas, Abiy Axmed, kadib muddo laga waayay warbaahinta. Xafiiska ra’iisal wasaaraha ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay inaysan waxba ka jirin wararkaas, oo ay ku tilmaameen been abuur aan sal…