Category Archives: News

Munaasibad Loogu dabbaal-degayo Xuska Qaran ee 18-ka May oo Caawa Lagu Qabtay Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland

Hargeysa-(GNN):-Munaasibad ballaadhan oo lagu weynaynayo 28-guurada kasoo wareegtay 18-kii Bishii May sannadkii 1991-kii oo ah markii ay Jamhuuriyadda Somaliland xornimadeeda dib ula soo noqotay, ayaa caawa lagu qabtay gudaha qasriga madaxtooyada Somaliland. Munaasibaddan oo ahayd mid si weyn loosoo qabanqaabiyey, ayaa waxa ka qaybgalay madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, madaxweyne-ku-xigeenka, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi…

Read more

Daawo :-Gudoomiyaha Maxkamada Sare Oo Kulan La Qaatay Safiirka Somaliland Iyo Somalia Uqaabilsan Ingiriiska.

Hargeysa(GNN)Gudoomiyaha Maxkamada Sare Oo Kulan La Qaatay Safiirka Somaliland Iyo Somalia Uqaabilsan Ingiriiska. Kulankan Oo uu Ka Waramay Gudoomiyaha Maxkamada Sare jsl ayaa lagaga wada hadlayey qodobo dhawr ah Waxanay kala ahaayeen sidan. 1. Sii xoojinta xidhiidhka u dhexeeya Hay’addaha Garsoorka iyo UK 2. Sii wadida iyo kordhinta taageerada ay u fidayaan Hay’addaha Garsoorka, Xabsiyada,…

Read more