Category Archives: Videos

Daawo Deegaanka Gobka Daarima Ee Gobolka Gabiley Iyo Baahiyaha Ka Jira Sida Laago Soo Gaadhay Beeraha Barkado Burburey Iyo Xaalada Guud Ee Deegaankaasi

Gabiley(GNN)Deegaanka Gobka Daarima Waa Deegaan Hoos Imaad Gobolka Gabiley Waana Deegaan Galbeed Kaga Beegan Magaaladda Gabiley Bulshada Deegaankaasi Waxey Qabaan Baahiyo Badan Sida Caafimaadka Biyaha Waxbarashada Iyo Laago Jeex Jeexay Gabi Ahaanba Beerihii Gobka Daarima Iyo Xaalada Guud Ee Deegaankasi Oo Xiligan Ah Mid Dhibaato Ku Baahday, HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA REPORTER JACFAR CAWIL…

Read more

Daawo Jidka Wayn Ee Dhexmara Magaalada Gabiley Oo Godod Iyo Jeex Jeexyo Isku Badalay Xildhibaano Ka Hadlay Iyo Moganaanta Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Dayactiri Wayday

Gabiley(GNN)Halkani Waa Laamida Soo Gasha Magaalada Gabiley Waxey Waxka Yar Hal Kiilo Mitir Ujirta Magaalada Gabiley Waa Wado Jajaban Oo Sababta Khataro Badan Sida Shilalka Iyo Isku Dhaca Gawaadhida Waana Arin Ay Aad Ula Tacajabeen Dadka Rayidka Ah Ee Isticmaalaya  Laamidan, Gabi Ahaanba Waxey Noqotay Godad Jeexjeexyo Iyo Goobo Biyo Fadhiisina Waxeyna Arqalad Ku Tahay…

Read more

Daawo Wasiirka Wasaarada Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Somaliland Ayaa Xadhiga Ka Jartey Hudheel Cusub Oo Laga Furey Caasimada Hargeisa

Hargeisa(GNN) Wasiirka Wasaarada Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Somaliland Ayaa Xadhiga Ka Jartey Hotel Cusub Oo Dad Chani ah Ka Furtey Caasimada Somaliland Ee Hargeisa Wasiirka Ayaa Sheegtey In Wadanaka Cid Walba Ay Maal Gashan Karto Iyo Oo Ganasi Wadanka Laga Abuuro Wasiirka Ayaa Sidoo Kale Umahad Celisey Ganacsade Haas Wadanka Ka Furey Huteel Kaas  …

Read more

Daawo Wiil Reer Gabiley Ah Oo Dhaqashada Digaaga Iyo Iibinta Beedkiisa Ku Maareeya Nolasha Qoyskiisa Iyo Mashaariic Uu Soo Bandhigey

Gabiley(GNN) Abdiraxiin Carb Daahir Waa Wiil Dhalinyaro Ah Wuxuna Ku Nool Yahay Magaalada Gabiley Wuxu Dhaqdey Digaag Lagu Qiyaasay 300 Oo Xabo Wuxuna Dhaqaalaha Kaso Xerooda Mashruucan Digaaga Uu Ku Maareeya Nolasha Qoyskooda Iyo Tan Xaaskiisa Iyo Caruurtiisa,Waxa Uu Warbaahinta sheegay In Uu Mashruucan Markii Ugu Horeysay Uu Ku Daahfurey 20 Xabo Maanta Dadaalkiisu Gaadhsiiyay…

Read more

Daawo Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtey Isagoo Xildhibaanku Safar Caafimaad Ku Tagey Wadanka Hindia

Hargeisa(GNN) Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Ayaa Dad Aad U tira Badani Kusoo Dhaweeyay Madaarka Egal Intaransiol Erbot Ee Caasimada Hargeisa Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Ayaa Hadaba U Mahad Celiyay Dadkii Soo Dhaweyntaasi Ka Qeyb Qaadatey Sidoo Kale Xildhibaanku Waxa Uu  Carabka Ku Dhuftey Inaanu Gabi Ahaanba Wadanku Uuna Heysan Waxa Dhakhaatiira Iyo Waxa Agab Caafimaada…

Read more

Daawo Wasiirka Wasaarada Arimaha Dibada JSL Dr Sacad Cali Shire Ayaa Kawaramey Kulan Dhexmarey Isaga Iyo Golaha Guurtida Somaliland

Hargeisa(GNN) Wasiirka Wasaarada Arimaha Dibada Somaliland Dr Sacad Cali Shire Ayaa Waxa Uu Golaha Guurtida Iyo Gudida Arimaha Dibada Golaha Guurtida Uga Waramey Halka Uu Marayo Waada Shaqeynta Iskaashiga Caalamiga Ah Ee Ka Dhexeeya Xukuumada Somaliland Iyo Caalamka Dr Sacad Cali Shire Ayaa Sidoo Kale Carabka Ku Dhuftey Iney Haayadaha Aan Somaliland Aqoonsaneyn Ay Wadanaka…

Read more

Daawo Xildhibaan Xirsi Ciise Jamac Oo Kamida Xildhibaanada Golaha Guurtida Somaliland Ayaa Jawaab Adag Ka Bixiyay Hadalo Kasoo Yeedhay Wasiirka Maaliyada

Hargeisa(GNN) Xildhibaan Xirsi Ayaa Ku Ee Deeyay Inuu Wasiirka Wasaarada Horumarinta Somaliland Inuu Gobolka Sool Uu Munaasibad Kaga Hadley Hadalo Diinta Iyo Dhaqanka Ka Baxsan Xildhibaan Xirsi Ayaa Sidoo Kale Madaxweyne Muuse U Sheegay Inay Wasiirada Uu Xukumo INuu Markey Ku Kacaan Falalkaasi Wax Laga Qabto   HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA     Gabileynewsnetwork(Gabiley.net)…

Read more

Daawo Maamulka Wajaale Oo Wadooyin Magaalada Ku Sameeyay Dayactir Sido Kalena Bulshada Wajaale Ugu Baaqey In Ay Udiyaar Garoobaan Xuska 18KA MAY

Wajaale(GNN)Maamulka Degmada Wajaale Oo Horkacayo Gudoomiye Ku Xigeenka Wajaale Mursal Nuux Cismaan Oo Ah Masuul Ka Shaqeeya Kobcinta Iyo Hormarinta Degmada Wajaale Oo Ah Magaalo Ganacsiyeed   Loogu Yeedho Dekeda Qalalan Ayaa Maanta Gudaha Magaalada Ka Fuliyay Nidaam Lagu Hagaajinayo Wadooyinka Halbawlaha AH Ee Ay  Iisticmaalayan Gaadiidka Ganacsiiga Ee Wajaale Alaabaha Kuso Daabulo,Waxana Hawlgalkan Qayb Isna…

Read more

Daawo Badhasaabka Cusub Ee Gobolka Gabiley Oo Ujarmaaday Degmada Agabar Oo Aan Inta Badan Helin Xuquuqdii Ay Lahayd Iyo Sababta Socdaalkisa

Agabar(GNN)Badhasaabka Gobolka Gabiley Ayaa Degmada Agabar Ubaqooley Socdaalkiisa Wuxu La Xidhiidha In Uu Ogaado Xaaladaha Dhabta Ah Ee Ka Jira Deegaanada Gobolka Gabiley Waxana Socdaalkisa Qaybka Ahaa Masuuliyiin Kale Oo Xilal Ka Haya Gobolka Cagaaran, Badhaasbka Gobolka Gabiley Wuxu Xilka Hayaa Mudo Bil Ah Socdaalkisan Degmada  Agabar Waa Uun Isbarasho Iyo In La Hubiyo Baahiyaha…

Read more

Daawo Madaxweynaha Jamuuriyada Somaliland Ayaa Kormeer Ku Tagey Baliyada Xaafadaha Daami Iyo Jig Jiga Yar

Hargeisa(GNN) Madaxweynaha JSL Ayaa Kor Meer Ku Tagey  Biyo  Fadhiisanaya Xaafadaha Daami Iyo Jig jiga Yar Ee Caasimada JSL Iyagoo Baliyadaasi Ay Gabi Ahaanba Isku Socodka Shacbka Gaadidka iyo Xoollaba Dhib Weyn Ku Haya Fataha Balayaadi Madaxweyne Biixi Isagoo Arimaahaasi Ka Duulaya Ayaa Kormeer Balaadhan Ku Tagey Baliyada Biyo Fadhiisinadaasi Ayaa Ciidanlka Xooga Somaliland Golaha…

Read more