|
![]() |
![]() |
|
Article TELESOM COMPANY. The Reliable Choice. Shirkada Telesom waa hormuudka shirkadaha isgaadhsiinta ee ka hawgala jamhuuriyada Somaliland. Shirkada Telesom waxa ka go’an inay macaamiisheeda siiso adeegyo tayo leh Shirkada Telesom waa hormuudka shirkadaha isgaadhsiinta ee ka hawgala jamhuuriyada Somaliland. Shirkada Telesom waxa ka go’an inay macaamiisheeda siiso adeegyo tayo leh islamarkaa macaamiisha ugu adeegta si heersare ah oo hormar leh. Shirkada telesom waxay ku caanbaxday inay sanad walba hirgaliso adeegyo cusub iyo barmaajibyo kale oo khaas u ah macaamiisheeda. Shirkaddu Waxa ay ka hawlgashaa 20 magaalo oo kala ah: Hargeysa, Arabsiyo, Gabiley, Wajaale,Allaybaday Boorama, Berbera, Sheekh, Burco, Oodwayne, Buuhoodle, Caynabo, Ceel Afweyn, Laascaanood, Xudun, Boon, Xariirad,ceerigaabo Lowyacaddo, Saylac iyo 60 Tuullo oo ku kala Baahsan dalka oo dhan.
Shirkadda Telesom waxay dadka bartay in aan adeega telefoonka loo isticmaalin kaliya in hadal laga dirsado balse waxa ay fududaysay in loo isticmaalo adeegyo kale oo farabadan sida: In aad GSM-ka Telesom aad ka isticmaali karto adeega Zaad Service kaas oo ku sahlaya inaad lacag ku kaydsan karto mobile kaaga, lacag ka diri karto mobile-kaaga, wax ku iibsan karto lacagta kuugu jirta mobile-kaaga iyo inaad si fudud ugala bixi karto lacagta kuugu kaydsan mobile-kaaga.
Waxa kale oo aad ka isticmaali kartaa mobile-kaaga adeega GPRS oo kuu sahlaya inaad mobile-kaaga si fudud uga isticmaali karto internetka meel kasta oo aad joogto miyiga iyo magaaladaba.
Waxa kale oo aad kala socon kartaa wararkii ugu dambeeyay ee gudaha iyo dibaddaba, barnaamijyo waxbarasho sida Qaamuuska, Ascaarta badeecadaha dalka gudihiisa, qiimaha sarifka lacagaha iyo sayladaha xoolaha ee magaalooyinka Hargeysa iyo Burco. Iyada oo la jaanqaadaysa isbedbedalka Technology-ga shirkaddu waxa ay gacanta ku haysaa horumarinta adeegyo kale oo casri ah, bulshadana faa’ido u leh. Shirkada Telesom iyada oo ka fikiraysa dadkeena qurbaha jooga isla markaa u madhixnaysa jeebkooda ayaa waxay u samaysay dadka reer Somaliland ee qurbaha jooga ah laba adeeg oo iyaga u khaas ah looguna magac daray ilahadal iyo callback. Adeegyadan oo suurto galinaya dadkeena qurbo joogta ahi inay dadkeena degan Somaliland ay kula soo hadli karaan lacag aad iyo aad u raqiis ah oo la odhan karo waaba billaash. Telesom Arabisyo Pictures
Telesom Gabiley Pictures
Telesom Wajaale Pictures.
TUULOOYINKA HOOSTAGA TELESOM GABILEY, WAJAALE, ARABSIYO IYO NUMBERADOODA 1 Aayar Dega. 2 abaarso 4159019 3 Agabar 4651001 4 Agamsaha 5 Ateerka Goray 6 Biyo Macaan 7 Boodhley 643711 8 Boodhley. 9 Boqor. 10 Botor. 11 Buqdhada. 12 Bus. 13 Butuji 14 caabdula 15 Caada. 16 Cabdi C/Laahi 17 Cabdi Fagadhe. 18 Cadmadooni 19 Cali Cumar. 20 Cali Xaydh. 21 Caro Guduudan 22 Caro yaanbo 23 Caydaroosh 24 Ceel Bardaale. 25 Ceel Geniseed. 26 Ceel giniiseed 27 Daarasalaam 4650401 4650401 28 Dacawaley 29 Dhagax gaalka 30 Dhagax kuure 31 Dhalaada. 32 Diini goobaale 33 Farawayne. 34 Gaashaamo 35 Gaashaamo. 36 Galoolay. 37 Garba-Haadley 4600096 38 Ged hora 39 Geed abeera 40 Geed Ballaadh 4600097 41 Geed goble 4600094 42 Geedeeble 43 Gees dheere 44 Gobolwanaag 45 Godka Carada 46 Gogaysa. 47 Goryo 48 Harcadaad 49 Harta geele 50 Heeryo 51 Hora haadlay 52 Huluuq 53 Idhanka Deerayahanka. 4464885 54 Ijaara. 55 Ijiwaaji. 4462239 56 Ilimaha 57 Ilimaha. 58 Ilka wayne 59 Ilka Wayne. 60 Ilma Dado. 61 Indhanka deerayahanka 62 Isha naadurta 63 Jibraciinka 64 Jidhi 65 Jidhi 66 Jufa 67 Jufada. 68 Kaambarwaaqo 69 Kalabaydh 4464883 71 Kidiga 72 kor jiga 73 Laaca 74 laalayska 75 Laaya. 625040 76 Laaye 77 Lafta farawayne 4464881 78 Lafta Farawayne. 79 Layga cas 80 Magaala cad 81 Magaala farxaan 82 Magaalo mataan 643712, 4600093 83 Magaala Shucayb 84 magaalo cad 4600091 84 Magaala Xaad 4600098 85 Magaalo Cigaal 86 Magaalo Cigaal. 87 Magaalo Qawdhan. 88 Magaalo Xoosh. 89 Maluugta 90 Maraaga 91 Mashruuca 92 Qaaliga Marda 93 Qalooc 4600089 94 Qudhaca 96 Satiile 4600092 97 Satiile. 98 Taysa. 4464880 99 Tincada 100 Tincada. 101 Toljeclaha 102 Udaan 103 Waalid xoor (waadi Janno) 4600090 104 Wadada godka 105 Wado makaahiil 4651002 106 Xadrada xaaji Daahir 4600095 107 Xasaadin 108 Xidhinta 109 Xidhinta. 110 Xuunshaley Published: 2010-10-01 |
![]() ASMAA UL XUSNAA |