|
![]() |
![]() |
|
Article Kusooo dhawaw xanaanada iyo dusgisiga Islaamka ee caruurta ee Bilaal Ujeedada isguulka loo aasaasay ayaa waxay tahay in caruurta dhaqanka diinta islaamka labaro, Kusoo dhawaw xanaanada iyo dusgisiga Islaamka ee caruurta ee Bilaal
Ujeedada isguulka loo aasaasay ayaa waxay tahay in caruurta dhaqanka diinta islaamka labaro,iyadoo sidoo kale laga caawinayo casharada kale ee ay kusoo qaataan dugsiyada kale. Ujeedooyionka loo aasaasay iyo waxa uu qabto dugsiga xaanaanda Bilaal waxa kamid ah:- 1-Waxaan ugu horeeya in waalidka iyo shaqaalaha maalin kasta ka wada shaeeyaan kana wada tashadaan hawsha shaqada iyadoo la raacayo habka islaamka inoo jideeyay,degenaanshaha iyo istixraam si loo helo jiil asiloon ,iksu kalsoon isna caawiya. 2-Dugsigan ,maaha shuruud in waalidku wadaad yahay ama musli tikada , laakiin waalidka waa inuu qiimo u hayaa rumaynta islaamka. 3-Hawlaha aan qabano waaad ka arkaysaa hawlaha malinlaha ah ee aan qabano iyo beelaha shaqaaluhu wax ku qabtaan. 4-Maalinkasta oo jimca ah waa hawl dheeraad aho la qabto iyo raashinka oo lagu bilaabo bisinka markasta. Wixii macluumad intaa dher booqo websiteka www.Bilaal.se ama Halkan Riix dugsiga xanaanada ! Published: 2010-11-24 |
![]() ASMAA UL XUSNAA |