Daawo : Barnaamij wacyi galinta Qaadka,Dr.Sacad Cali Shire oo si cilmiyaysan uga hadlay dhibta iyo dheefta uu qaadku leeyahay.

Gudida ka hortaga mukhaadaraadka oo Hargaysa ka dhisan ayaa qabtay kulan wacyi galin ah oo lagaga hadlayay dhibaatada uu qaadku ku hayo bulshada,waxana kasoo qayb galay wasiirka qorshaynta Somaliland mudane Dr.Sacad Cali Shire  iyo qaar kamid ah culimada waaweyn ee Somaliland ,Halkan ka daawo barnaamijkaasi.

Gabiley.net