DAAWO Dibu Jeleec: Sooraan & Jawaan oo wacdaro ka dhigay xafladii 18ka may ee bariga London.

London(Gabiley.net)-Sanadkan waxa kala qayb qaadanayay munaasibada dalbaadaga 18ka may  jaaliyada somaliland ee wadanka ingiriiska labada jilaa aadka loo jecelyahay ee Sooraan iyo Jawaan , daawasho wacan.

 

Gabiley News Network (GNN)

contactgabileynews@gmail.com