DAAWO: Golaha Wakiilada Somaliland oo maanta cod gacan taag ah ku ansixiyay wasiirka cusub ee Warshadaha .

Gollaha wakiilada JSL ayaa saaka cod u qaaday ansixinta wasiirka cusub ee wasaarada warshadaha mudane Shucayb Maxamed Muse oo saaka golaha la hor geeyay,kadib markii  CV ga wasiirka laga hor akhriyay ayay mudanayaashu cod u aqlabiyad ah ku ogolaadeen  ansixintiisa.

 

Halkan ka daawo.

Gabiley.net