DAAWO: “Siilaanyo iyo Saleebaanow Maalin ku dari Maysaan Doorashada ee Wixii Umuda idiin dhiibatay u soo Celiya 26-ka June” Mujaahid Dhagaweyne

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalkan Afhayeen Madasha-wadatashiga iyo Toosinta Qaranka Mujaahid Ibraahim Xuseen Dhago-wayne oo fariin kulul u diraya Madaxwayne Siilaanyo Guddoomiyaha Golaha Guurtida Saleebaan Gaal, kaas oo sheegay inay taladii loo igmaday ay ku fashilmeen labadaas masuul.

Gabiley News Network