“Baarlamaanku waxay xalaaleeyeen Sunne aan hore u jirijirin oo aan Dastuurka inoogu qornayn” Guddoomiyihii Maxkamada Sare ee Somaliland

Dhegayso aragtida iyo waxa Dastuurka JSL ka qabo xil ka qaadistii Guddoomiyihii Maxkamadda Sare ee Somaliland Yuusuf Ismaaciil Cali oo ay Idaacadda BBC-du waraysatay

Gabiley News Network